Puntland oo ku eedeysay DFS inay baalmartay hab-qeybsiga Xajka ee DG

Reading Time: < 1 minute

Wasaaradda cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Puntland ayaa sheegtay inay Canbaaraynayso boobka, eexda iyo musuqmaasuqa ay Wasaaradda diinta iyo awqaafta federaalku ku samaysey hab qeybsiga,maamulka iyo Adeegyada Xajka Soomaaliyeed.

Hoos Ka AkhrisoQoraal kasoo baxay Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo dhameystiran.