Puntland oo Fariin adag u dirtay Xukumada Soomaaliya (Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cali Sabarey Ayaa Si Adag Waxaa uu Ula Hadlay Agaasimayaasha Iyo Shaqaalaha Xukumada Kulan uu La Qaatay ,waxaana uu Fariin u Diray Qaabka Agaasimayaasha Lacagaha U Maamulayaan.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cali Sabarey Ayaa Waxaa uu ka Hadlay Dhaqaalaha Xukumada Puntland Ka Hesho Iyo waliba Qaabka Dadka loo Gaadhsiinayo.

Agaasimayaasha Wasaaradaha xukumada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu tilmaamaa in ay yihiin kuwa ku dhaqma awood aysan laheeyn