Puntland oo war kasoo saartay Roobab dabayla wata oo ka da’ay Deegaanada Maamulka Puuntland

Reading Time: < 1 minute

48-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa deegaanno ka tirsan dowlad goboleedka Puntland ka da’ayay roobab xooggan oo wata dabeylo,kuwaas oo saameyn ku yeeshay isku socodka deegaanada Puntland.

Maxamed Yuusuf Tigeey oo ka tirsan guddiga Gurmadka ay Puntland u xilsaartay in ay la tacaalaan saameyntii ay geeysteen Roobabka iyo duufaanadii laga digay ayaa sheegay in duufaanadii laga digayay uu alle ugu bedelay Roobab mahigaan ah oo saacado ka da,ay inta badan degaanada Puntland ,inkastoo uu tilmaamay in Roobabka ay saameyn geysteen.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!