Prof. Maxamed Cali Kalaay oo ku geeriyooday Baydhabo

Waxaa magaalada Baydhabo ku geeriyooday alle ha u naxariistee Prof Maxamed Cali Kalaay oo kamid ahaa aqoonyahanada Soomaaliyeed, islamarkaana  ahaa  falanqeeya arimaha siyaasadda dalka.

Marxuumka ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan lagu aaso magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

Madaxda maamulka koofur galbeed ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Prof Maxamed Cali Kalaay

mm
Axmed Nageeye

Muqdisho Online main headquarter is in Mogadishu, Somalia, but the office remains anonymous, because of constant threats against its staff.Email us at [email protected]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here