Pro Gaandi oo karbaashay Dowlada Madaxweyne Farmaajo”dalka been ma lagu Maamuli Karo”

Reading Time: < 1 minute

Prof Gaandi ayaa sheegay in ay Dowladu qalad weyn ay gashay ka dib safarkii uu madaxweynaha dowlada ferderalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo uu ku tagay dalka Elataria

Madaxweynaha ayaa ku fikirn in uu xiriirka kala dhaxeeyay jabuuti uu xumaan karo madaama dalka erataria iyo jabuuti ay xiriirkoodu fiicneyn safarka madaxweynaha ayaa ah mid aan u wanaagsaneyn shacabka somaliyeed madaama somaliya iyo jabuuti ay yihiin labo dal oo walaalo ah hadana xiriir wanaagsan ka dhaxeeya si kastaba ha ahaatee safarka madaxweynahay uu ku tagay eretaria  ayaa ah mid aan u wanaagsaneyn dalka jabuuti

Safarka Madaxweynaha ayaa noqonaya Madaxweynihii ugu horeeyay ee taga dalka ertaria