Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in ay badbaadiyeen tahriibayaal doonayey in ay dalkaasi kaga sii gudbaan dalka Uganda deetana ay sii maraan dalka Sudan halkaasi oo ay kaga sii gudbi rabeyn dalka Libya. Saraakiil u hadlay booliska dalkaasi gaar ahaan waaxda dembi baarista ee markii magacooda lasoo gaabiyo loo garan...
Wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa markale ku dhiiratay in ay faraha la gasho kiiska warihii sida arxan daradda ah ay Sucuudigu ugu dileen qunsuliyadda ay ku leedahay Istanbul. Hore ayey ahayd markii ay bulshada Soomaaliyeed dhabanno hays ku noqotay bayaankii ay Wasaaradda Khaarajigu ku garab istaagtay Sucuudiga iyada oo ku...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho iyo Kooxdiisa Calooshood u Shaqeystayaasha ah ayaa mudooyinka dambe ka Walaacsanaa sidii Farmaajo looga dhaadhicin lahaa in Yariisow uu sii ahaado Gudoomiyaha Gobalka inta laga gaarayo doorashada 2021. Sida aan horeyba u sheegeyne Madaxweyne Farmaajo ayaa aad uga xun Dhibaatooyinka ka socda xarunta Dowladda...