Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda uu gaaro Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda ah Hoggaamiye Xisbi, waxaana Magaalada Muqdisho iyo gobolada qaar uu ka waddaa Ololo xooggan oo ku aadan Caanbixinta Xisbiga...
Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta ku wajahan Magaalada Roma ee Caasimadda dalka Talyaaniga sidda ay xaqiijiyeen ilo ku sugan Madaxtooyadda. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah xildhibaano, Wasiiro iyo xubno ka socda Madaxtooyadda, waxaana la sheegay in booqasho dhowr maalmood qaadan doonta...
Kadib kulan looga hadlayay amniga Magalada Garoowe oo ay ka qeyb galeen Maamulka degmada iyo Saraakiisha Ciidamada Maamulka Puntland ayaa waxaa laga soo saaray Amaro dhowr ah. Kulanka ayaa ahaa mid intiisa badan looga hadlayay dhinaca Amniga maadaama deegaanada Puntland ay kusoo fool leeyihiin doorashooyin. Kulanka kadib ayaa waxaa  laga soo...