MW Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aya u saxiixay dowladda Itoobiya in ay saldhig milatery ka dhigato xeebaha Saylac, waxaana heshiiska lagu saxiixay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya 11/14/2018. Waxaa heshiiska ka mid ah in ay Dowladda Soomaaliya sidoo kale ogolaatay in ciidanka Badda ee Itoobiya ay ka mid noqdaan gaashaan buurta...
Waxaa sadaxdii bilood ee la soo dhaafay socday kulamo gooni gooni ah oo dhex maraayay Ganacsatada ku ganacsata Magaaladda Muqadishu  iyo nawaaxigeeda iyo Kooxda Argagaxisadda ee Al Shabaab. Kulankii ugu danbeeyay ee ka dhacay duleedka ceelasha biyaha ayaa ahaa mid aan qarsoodi ahayn oo ay ka soo qayb galeen...
Sida ku cad heshiisyadda ay wada saxiixdeen sadaxda dal ee Soomaaliya , Itoobiya iyo Eritereeya ee loogu magac daray Isbaheysiga Sadax-Geesoodka ah aya waxa ku cad in ciidan ka kooban Itoobiya iyo Eritereeya  ay si wada jir ah u galaan Soomaaliya gaar ahaa nawaaxiga magaaladda  Muqadishu, iyo Goboladda ku...