Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa soo saartay qoaraal kale oo la xiriira dilka suxufiga Sacuudiga ee Jamaal Khaashuqji, kaasi oo ay ku taageereyso boqortooyada Qoraalka oo Carabi lagu qoray, islamarkaana lasoo dhigay barta twitter-ka ee wasaaradda ayaa lagu yiri “Dowladda federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweeneysaa baaritaanka dacwad oogaha guud ee...
Dowladda Kenya ayaa shaacisay magacyada saddex ka mid ah Al-Shabaab oo ay sheegtay in ay hubeysan yihiin qatarna ku yihiin Muwaaddiniinta Kenyaanka ah. Magacyada raggan ayaa lagu kala sheegay Abdalla Omar Masudi, Ismael John Otieno iyo John Muasya oo ku magac dheer Yahya Muasya. Raggan ayey dowladda Kenya sheegtay in ay ka...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho. Kulanka oo uu shir guddoominaayay kusimaha guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey) ayaa waxaa soo xaadiray 155 xildhibaan. Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaale...