Dhawaan hogaanka ururka suxufiyiinta qaranka ee NUSOJ ayaa waxaa uu dowlada Soomaaliya ku eedeeyay in ay kala dishay wariyayaasha ka howl-galo gobolka Banaadir iyo guud ahaanba dalka kuwaasi oo ay ka kala dhigtay mid ay lacag siiso iyo mid ay xabsiga dhigto. Amuurtaasi ayaa waxaa ay noqotay mid si weeyn...
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayuu si rasmi ah ugu magacaabay gudiga xallinta khilaafkaadka iyo ansixinta barlamaanka cusub ee Puntland. Wareegtadaan oo Sumadeedu ahayd xeer Madaxweyne LR 192 December 03 2018 ayaa madaxweynuhu ku magacaabay gudigaan oo ka kooban 8 xubnood ayna kujiraan gudoomiye...
Wasiir Cabdirahman Bayle oo dhawaan la kulmay safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Amb. Yamamoto ayaa kulankaas loogu sheegay in uusan waqti ku lumin diffaca iyo eedaynta Gudiga Maaliyadda ee baarlamaanka, gaar haan  qaabka ay ku timid warbixinta Gudiga Maaliyadda  balase uu la yimaado cadeeymo muujinaya qaabka ay  lacagta ku...