Waxaa la qorsheeynaayay in Magaalada muqdisho ay ka dhacaan dibad-baxyo lagu taageeraayo Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo. Sida ay MOL ogaatay dibad-baxaasi ayaa waxaa qabanqaabinaayay Maamulka Gobolka banaadir oo sida la sheegay lagasoo amray Villa Soomaaliya,Gudoomiyayaasha degmopoyinka ee xalay lagu wargeliyay in ay diyaariyaan urarada haweenka...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo mudo dhowr bilood ah ka maqnaa dalka ayaa la filayaa in uu maanta dib ugusoo laabto Magaalada Muqdisho,waxaana aad looga dareemayaa qabanqaabada soo dhaweeyntiisa. Sida ay heshay MOL Siyaasigga ayaa goordhaweed kasoo duulay Magaalada Nairobi ee dalka kenya,waxaana uu LIVE kasoo galay bartiisa facebook-ga ku sheegay...
Wararka  ka Imaanaya Koonfurta Mudug ayaa kusoo waramaya inay Maleeshiyaadka Nabad iyo nolal diidka ah Al shabaab iskaga baxeen Deegaanada Gabdhaale Cadaleey iyo Bilxun  oo dhamaaan ka tirsan Gobalka Mudug kuwaas oo ka mid ahaaa deegaanadii Maleeshiyadu ku dhibaatayn jireen Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Dadka Deegaanadaas uwarbaahinta sheegay inay dhamaan Xaruumo iyo...