Saacadihii la soo dhaafay  waxaa dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay deegaanka Jilib Marka oo ka mid ah deeganada hoostaga Magalada Marka ee Xarunat gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalkaas oo soo gaaray xalay fiidkii ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay dadka ku nool deegaanka Jilib marka,kuwaas oo...
Wararka naga soo gaaraya Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay ku waramayaan in saakay halkaasi lagu dilay mas’uul ka tirsan Shirkad Ganacsi oo lagu Magacaabo Saabir. Masuukaan ayaa ahaa Xisaabiyaha Guud ee ee Shirkadda Ganacsiga ee Saabir,kaas oo Magaciisa lagu sheegay Axmed Cali Nuur Dalaqo,waxaana lagu dilay...
Waxaa xalay lagu dhawaaqay Jadwalka doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed,iyada oo waxka yar todobaad ay ka harsan tahay doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in  Diiwan galinta musharaxiinta ay bilaabaneyso  22- Bishaan kuna egtahay 23 bishaan. Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in Hadal jeedinta musharaxiinta ay...