Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya 3-ruux oo isku reer ahaa oo xalay lagu dilay Xaafadda Buula Maaxaay ee Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir. Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka, falka dilka ayaa waxaa geystay ruux kale oo qaraabo ay ahaayeen, kadib markii muran la xiriira dhul uu soo kala...
Masuuliyiinta Sare ee Gudoonka Golaha Shacabka Somaliya, ayaa ku kala qaybsamay Mooshinkii laga soo gudbiyay Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, iyadoo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal uu qabtay Mooshinkaasi oo 92 Xildhibaan tiro lagu sheegay ay soo gudbiyeen. Arrintaasi ayaa waxa ay keentay Khilaaf cusub & kala aragti duwanaansho soo shaac baxday...
Sidda ay xaqiijiyeen xubno ku sugan Magaalada Laascaanood Dabley hubaysan ayaa xalay weerar ku qaaday Taliska Qaybta guud ee Booliska Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Maleeshiyo hubeysan ayaa weerar ku qaaday Saldhiga, waxaana ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana la sheegay in Kooxda weerarka qaaday ay kasoo...