Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howl-gallo saacadihii la soo dhaafay ciidamada daraawiishta Jubbaland ay ka sameeyeen deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Howl-gallada oo ah kuwa qorsheysan ayaa waxaa ciidamadu ay si gaar ah uga fuliyeen deegaanada Koban iyo Araare oo...
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa madaxda dowladda federaalka Soomaaliya uga digtay muddo kororsi iyo waxkasta oo keeni kara dib u dhac doorasho, xili ay muddo yar ka hadhsantahay doorashada dalku. Madasha oo maanta yeelatay shirkeedii todobaadlaha ahaa ayaa diirada ku saartay arrimaha doorashooyinka iyo shirka madaxda maamul goboleedyada ee ka furmaya...
Waa dhab in la soo gaaray xelligii shaararka la iska jeexjeexi lahaa oo wixii hallaabay la isku riixriixi lahaa muddo xileedkii  dowladda oo gabaabsi ah awgeed. RW Kheyre oo beryahanba la hadal hayey inuu ka lexan doono Farmajo si dhamaan wixii hallaabay duqa loogu wareejin laha isagana uu dhinac...