Madaxweynaha Jamhuuriyadda  la magac baxaday Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaaern oo uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay Soomaaliya. Wafidaga ,  ayaa u ambo baxeen waddanka boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo ay kusoo gudan doonaan waajibaadka Xajka. Sida ay noo xaqiijiyeen madaxtooyada Somaliland, Madaxweynaha iyo xubnaha wefdiga ah...
Waxaa ilaa asbuucii la soo dhaafay ku sii qulqulaya magaalada Kismaanyo Xildhibanada iyo Senatarsika Fedaraalka ee laga soo doorto dowlad Goboleedka Jubbaland. Xildhibaanadaan oo rajo badan ka qaba in dib looga soo doorto Jubbaland ayaa waxa u cadaatay in Axmad Madoobe dib loo soo dooran doono. Mid ka mida Xildhibanaadaas oo la...
Qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxmed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu sheegay in Xasan Kheyre uu ku sameeyay Al Sunna Wajameeca iyo reer Galmudug balan ka baxyo iyo xadgudubyo. Qoraalka Shiikh Shaakir ayaa lagu  xusay lix balan kabax iyo xadgudubyo kuwaas oo ay ka mid yihiin; in...