Warar lagu kalsoonaan karo oo aan helnay ayaa sheegaya in Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya Nuur Diiriye Fuursade uu isaga tagay shaqada Madaxtooyada, kaddib muddo sanad ah oo uu xilkaas hayay. Weli ma jiro Qoraal ilaa hadda uu Dr. Fuursade isku casilay oo u diray Madaxweynaha Soomaaliya, hayeeshee shaqo ka tegistiisa ay...
Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa la wareegay degmadda Kuntuwaareey ee gobolka Shabeellaha hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab. Ciidanka Danab ayaa nolosha ku qabtay sida ay sheegteen Xubin sare oo Al-shabaab  kamid ah, waxaana kuntuwaareey laga sii daayey sida ay sheegeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Dowladda dad...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tababar u diraysa Ciidamo cusub, kuwaas oo tababar kusoo qaadan doona dibadda. Mas’uuliyin ka tirsan dowladda ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyay Ciidanka Cusub ee ababarka loo qaday, waxaana ka mid ahaa mas’uuliyiinta  siihayaha wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga. Ciidanka Cusub  ayaa loo qaaday dalka Turkiga, waxaana ay noqonayaan dufcaddii...