Waxaa isa soo taraya dareenka laga qabo halka ay ku danbeeyeen dhaqaatiirktii Cubanka ee laga soo afduubay dalka Soomaaliya mudo laga joogo dhowr bilood.  Madaxweynaha Dalka Cuba Miguel Diaz-Canel oo  la kulmay qoysaska ay ka soo kala jeedaan labada dhaqtar  ayaa u sheegay in Dowlada Cuba ay xoogga saareyso...
Waxaa maanta ka socda magaalada Munaasabad ballaaran oo lagu xusayo, sannad-guurada 21-aaad ee ka soo wareegtay aas’aaskii dowladda Puntland, ayaa hadda ka socota barxadda weyn ee magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Munaasabadda waxaa ka qeyb-galaya madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan,guddoonka labada Gole ee Baarlamanka...
Xubno ka tirsan guddiga qabanqaabada shirka beelaha Hawiye ay MOL u xaqiijiyay in maanta lagu qaban doono shirweyne ay isugu yimaadaan dhammaan beelaha Hawiye, shirka aya ka dhici doona hotalka H ee magaalada Muqdisho Kulankan ayaa waxaa ka qeyb-galaya siyaasiyiinta, xildhibaanada, aqoonyahanada, odayaasha iyo waxgaradka kale ee beesha, waxaana uu...