Ciidamada Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa howlgal ay ka sameeyeen saacadihii la soo dhaafay Bartamaha magalada Johannesburg waxaa ay ku qab qabteen dad la sheegay in si Sharci darro ah ku joogeen dalkaas. Dadka la xiray  oo ah Ajaanib ayaa ilaa iyo hadda la sheegay inay gaarayaan 29 ruux,kuwaas oo...
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud islamarkaana xarunta u ah Maamulka Galmudug waxaa ka socda shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug kaasi oo ay qaban qaabisay Xukumada Soomaaliya,waxaana hadda soo baxaya eedeeymo xoogan oo arrintaasi la xariirta. Suldaan Cabdi ciise oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in shirkaasi lagu qiyaamay...
Reer Boorama oo Mudooyinkaniba Ka Cabanayey Dhibaatada Soomaliland ku Tahay Gobolkaasi Iyagoona Ku Eedeyey Inay maamulkii Beesha Isaq iskugu Soo Kuubtay Wixii Silaad Bare Lagu Rideyna Aysan Yeelayn marna. Shir Looga Hadlayey Si Adagna Loogu Eedeyey Maamulka Muuse Biixi Ayaa Ka Dhacay Borama,Waxayna ku Dhawaaqeen Inay dadka Wax tabanaya Soomaliland...