Koox hubeysan ayaa weerar Jid gal ah ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Nin lagu magacaabo Maxamed Gafaaje oo horay uga tirsanaa jiray hoggamiyeyaashii Barcad badeedii Soomaaliya. Weerarka lagu qaaday kulunyadaas ayaa la sheegay in uu ka dhashay khasaare is kugu...
Maxkamadda Alshabaab ee ku taalla magaalada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa xukun toogasho ah ku fulisay Nin la sheegay inuu Sixiroole ahaa oo dadka u adegsan jiray Sixirka iyo Madiidadooyinka. Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Cali Xasaneey Axmed Kaaytooy oo ahaa 35 sano...
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu hor yimaado Golaha Shacabka si wax looga weydiiyo Kiiska badda Soomaaliya. Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar Jecel oo ka mid ah xildhibaanaddaasi ayaa sheegay in xildhibaanada Golaha Shacabka ay Shaki...