Kooxda Shabab aya soo bandhigtay qaar ka mid ah oday dhaqameedyadii soo xulay golaha shacabka ee dowladda federaalka kuwaaso ay u qabatay xaflad ay ugu magac dareen "Xafladda soo dhaweynta odayaasha dhaqanka ee ka towbad keenay ridada Qeybta koowaad" Xafladaha aya lagu wadaa sida aad ka dareemi karto in ay...
Waxaa dhammaan xilka laga qaaday saraakiishii Qeybta 21 ee CXDS oo fadhigooda ahaa magaalada Dhuusamareeb waxaana maanta loo magacaabay shan sarkaal. Magacaabiddan aya waxaa amar ku bixiyay RW Kheyre sida MOL ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xafiiska Ra'isal Wasaaraha JFS. Saraakiisha la magacaabay ayaa waxa ay kala yihiin: S. Guuto....
Waxaa dib u dhac ku yimid keenista magaalada Muqdisho meydka marxuum Cabdiraxmaan Cumar Yariisow guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir iyadoo guddiga qabanqaabada aaska uu sheegay in la keenayo berri oo ah maalinimo Axad ah. Sida ay ilo wareedyo ka tirsan safaaradda UK ay ku leedahay Muqdisho u xaqiijiyeen MOL, waxaa...