Ololaha Shaqsi uu Abti u Yahay MW/Farmaajo oo Madaxtoyada ka socota

Reading Time: < 1 minute

Waxa socda dadaalo kala duwan oo ay kooxda Madaxtoyada Ku Donayan in Booska uu baneeyay Prof Jawaari lagu buuxiyay Shaqsi maqaar saar u ah Madaxtooyada si danahoda Gaarka ah ay u fuliyaan.

Madaxtooyada Soomaaliya aya ku dadaaleysa sidii Booska uu baneyay Jawaari lagu buuxiyo Shaqsi uu kenay Madaxtoyada Madaxtoyada oo uu Abti u yahay,waxana uu donaya in logu ololeyo Sidi uu ku noqon laha Afayahenka Golaha Shacabka.

Buuxinta booskii uu ka tagay Jawaari aya loolan xoogan ka dhex abuureysa Madaxtoyada Soomaaliya,oo shaqsiyad balan qaadyo u sameyay.

Musharaxiin badan aya la sadalinaya in ay booskasi isuso tagan,iyo Xukuumada dhankeeda ay doneyso in Wassiro ka mid ah Xukuumada uu mid kood buuxiyo Booskaasi.