Ogeysiis – Inta aan hawada ka maqneyn oo aan kordhinay tayada iyo tirada websiteka Muqdisho Online

Reading Time: < 1 minute

Waxaan macaamiisha ku xiran MOL uga cudur daaraneynaa wakhtigii aan hawada ka maqneyn oo ah 36 saacadood.

Waxaa aad u kordhay macaamiisha ku xiran barta MOL oo gaaray markii ugu horreysay 800.000 in ay soo booqdan website hal mar, taasoo nagu qasabtay in aan kordhino tayada iyo tirada soo geli karta websiteka.

Maamulka MOL waxaa uu qaaday tallaabo looga sii tashanayo mustaqbalka waxaanu websitka hadda soo kali karta tiro ka badan 1.5 milyan waxaana mustaqbalka dhow ka dhigi doonaa 2 milyan in ay hal mar soo booqan karto inshallah

Mahadsanidiin
Maamulka MOL
Muqdisho Soomaaliya