Odoyaasha Xeraale uu ku eedeyay Kheyre in uu ka been aburay (Dhagayso)

Reading Time: < 1 minute

Qaar kamida odoyaasha ugu caansan degaanka Xeraale oo ka horyimid go’aankii uu qaatay Xasan Kheyre ee ku aadanaa Dhuusamareeb. Xasan Kheyre oo safaro ku soo kala bixiyay degaano ka mida Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa balan qaadyo iyo hadalo isku burinaayo ulal hadlay waxgaradka degaanadaas ku dhaqan.

Xasan Kheyre oo aan ka xishoonin beenta isla markaan aaminsan in meel marin karo talo kastaa ee isaga u gaarka ah ayaa waxa uu colaad cusub ka dhaliyay Qabaa’iilad degan Galmudug.

Beesha Direed ee ku dhaqan magaalada Xeraale ayaa sheegay in Xasan Kheyre ka been abuuray isla markaana uu meel uga dhacay shacabka reer xeraale oo si sharaf ku jirta u soo dhaweeyay.

Halkaan ka dhagayso wareysiga odoyaasha dhaqanke ee reer Xeraale: