Odoyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed oo ku tilmaamay Farmajo beenlaw and axdi lahayn (Daawo Video)

Shir Jaraa’id oo odoyaasha dhaqanka ee Koonfur galbeed ku qabteen magalaada Baydhabo ayay uga hadleen balan-furkii uuu sameeyay Madaxweyne Farmaajo. Waxa ay ku tilmaameen Farmaajo shaqsi aan axdi lahayn oo munaafaq ah.

Farmaajo ayaa intii uu jogaay magaalada Baydhabo oo uu uga qayb haklkaas caleensaarkii Lafta Gareen u balan qaaday shacabka reer Koonfur Galbeed in uu ka shaqeynayo dib u heshisin isla markaana la sii weyn doono Shiish Mukhtar Robot.

Halkaan ka daawo shirka Jaraa’id oo ay odoyaasha qabteen:

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=poGZ6lpBmJc[/embedyt]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here