Shir weyne ay ku yeesheen magaalada Muqdisho Odayaasha beel weynta mudulood gaar ahan Beesha waceysle aya waxa ay ku shaaciyaan go’aan ka dhan ah Maamulka Galmudug.
Wax garadka Beel weynta Mudulood aya ku dooday in loo sheego Saamiga ay ku leeyihiin Maamulka Galmudug.
Shirkan oo ay kaso qeyb galeen Odayaal,dhalinyao,iyo aqoon yahano kaso jeedo Beel weynta Mudulood aya waxa ka hadlay qaar ka mid ah Odayaasha halkaasi ku sugna iyo qeybaha kale ee baasha Mudulood waxa ayna shegeyn in la baal maray awood qeyb siga maamulkaasi iyado muhiimada kulankan uu aha in hadi la waayo saamigooda galmudug in ay ka go’aayan Maamulkasi iyago ku biiri doono Maamulka Hirshabeele.
Halkaan ka daawo muuqaalka Beel weynta Mudolood: