Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Kolkii uu hogaanka u qabtay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,si weeyn ayaa loogu riyaaqay taasna waxaa ay sababtay in ay baxaan halku dhigyo caan noqday Sida”AR-FARMAAJO IIGEEYA”
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dowladiisu ay labo sano jirsatay waxaa uu dhex-dabaashay ceebtii ugu xumeed,waxaana uu ahaa shaqsigii ugu balan-qaadka badnaa musharaxiintii 2016-kii.
Jidadka caasimada oo la xiray ayaa waxaa ay sababeen in Ninkii ahaa AR-FARMAAJO IIGEEYA” in uu kasoo muuqdo live facebook- asigoo aan sidii hore aheeyn islamarkaana niyad jab weeyn laga dareemi karo.
Asigoo lugeeynaayo ayuu xusay in uusan fileeyn in tani ay dhici doonto hase’yeeshee aan loo laaban doonin.
Dadka sida aadka ah u taageersan Kooxda Nabad iyo Nolol ayaa maalinba maalinka ka dambeeysa soo dabcaya iyagoo uu ka dhamaaday dulqaadkii sida”AR-FARMAAJO IIGEEYA”