Nin walaalkiis ku dilay Jowhar

Reading Time: < 1 minute

Wararka nagasoo gaaraya Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay ay isku geeysteen labo ruux oo walaalo ah.

Marxuumka geeryooday iy ruux dilka geeystay ayaa la sheegay in uu soo kala dhex-galay muran kaasi oo sababay in midkoo la dilo.

MOL ayaa loo xaqiijiyay in dagaalkaasi uu ku bilaawday feer labadooda dhex-maray,meeydka marxuumka waxaa qaaday ciidamada amniga.

https://youtu.be/0oUJK4zv-cQ

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!