Natiijadii imtixaanaadka Hir-Shabelle oo la soo bandhigay

Reading Time: < 1 minute

Wasaaradda Waxbarashadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabelle ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiga dhexe sanad Dugsiyeedka 2020-2021. Waxaa ay Wasaaradda Waxbarashada Hir-Shabelle ay soo gudbisay natiijada 10 ka Arday ee ugu sareesa fasalka 8-aad ee dugsiga sare.

Dhanka kale  Wasaaradda ayaa qoraakeeda hambalyo iyo bogaadin ugu dirtay dhammaan Ardayda ku guuleesatay Imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8-aad si gaar ah 10-kii Arday ee galay kaalmaha hore.

Halkaan ka akhriso natiijada imtixaanaadka oo koobam:

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!