Nabadoon caan ahaa oo goor dhaw lagu dilay magaalada Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Waxaa galabta lagu dilay magaalada MuqdishoNabadoon Muumin Giriig oo kamid ahaa dadka aad looga yaqaano magaalada Muqdisho.

Muumim Gariig ayaa la sheegayaa in lagu dilay xaafada Tarabuunka ee magalada Muqdisho. Wali ma jirto cid sheegatay dilka Muumin Gariig.