Waxa caawa fiidkii lagu dilay magaalada Gaalkacyo Nabadoon Cabdi Aadan Siyaad Cabdi-dheere
Allah ha u naxariistee nabadoonka waxaa dilay Kooxo hubeysan kuwaas oo dilka ka dib ka caray goobta
Ilaa hada ma jirto cid sheegatay dilka Nabadoonka, Maamulka degmada Gaalkacyo kama hadlin Dilka.