Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo Aha Afayahenki Odayasha Hawiye oo Caawa Ku Geeriyooday Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

War goor dhaw naso garay ayaa sheegaya inuu geeriyooday Afhayenkii Odayaasha dhaqanka Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali.

Nabadoonka  ayaa caawa ku geeriyooday isbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho sida ay inoo xaqiijiyeen qaraabadiisa.

Wararka ayaa sheegaya inuu Nabadoonku u geeriyooday xanuun hayay maalmihii lasoo dhaafay oo uu isbitaal la jiifay.

Axmed Diiriye Cali ayaa kamid ahaa odayaasha dhaqanka kuwooda loogu yaqaanay gudaha Soomaaliya.