Nabaddoon Axmed Cabdulle Jimcaale oo Lagu Toogtay Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Kooxo hubeysan ayaa goor dhow degmada Hodon waxa ay ku dileen nin nabaddoon ah sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka kunool degmadaasi.

Dhalinyaro ku hubeysan Bastoolado ayaa dilay Nabaddoon Axmed Cabdulle Jimcaale oo ka mid ahaa Waxgaradka gobolka Hiiraan.

Dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in ay baxasadeen Kooxihii dilka geystay.

Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gaaray goobtu uu dilku ka dhacay, waxaana halkaasi ay ka bilaabeen howlgallo.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!