MW Xeef: “Doorashada Galmudug awgeed ayaan u baaqday laakiin madaxda kale ayaa wakiil naga ah,  asbuuca danbana Garowe ayaa madal inoo ah”

Reading Time: < 1 minute

Iyada oo ay ka socoto magaalada Dhuusamareeb qabanqaabadda doorashooyinka Gudoomiyaha Baarlamanka iyo Madxaweyne ku Xigeenka ayaa ayna u suurgalin in Madaxweyne Axmad Ducaale Xeef u safro dalka Kenya. Xeef ayaa sheeegay in uu ka baaqday kulanka hordhaca  ay madaxda Dowlad Goboleedku ku leeyihiin magaalada Neyroobi.  MW Xeef ayaa sheegay in Galmudug qayb ka tahay kulankaas wikiilo qaasa ahuu u dirsaday si ay goob joog uga ahaadaan. MW Xeef waxa uu yiri “ Waxaan ku balansanahay bisha Octobar  10 keeda magaalada Garowe, wax alaale wxii ka soo baxa kulamada hordhaca ee Kenya waan soo dhawaynaynaa”

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!