MW Sharif Xassan oo dhibaato kala kulmay magaalada Neyroobo? waa maxay dhibkaas?

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka  soo gaaraya MOL magaalada Neeyroobi ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowalda Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Adan oo labo maalin ka hor tagay magaalada Neyroobi ee dalka Kenya in hoteelkiisa loogu dhacay, lacag iyo dukameentigii oo watayna laga dhacay. MOL waxa ayaa la xirirtay qaar ka mida wafdiga la socday Madaxweynaha waxaana ay ka gaabsadeen in  ay ka hadlaan wixii dhacay laakiin waxa ay u qaxiijiyeen MOL in MW Sharif Xassan la isku dayay in la dhibaateeyo haddana ay ku daba jiraan hay’addaha amniga  ee dalka Kenya. 

Wixii ka soo kordho aritaan gadaal ayaanu idinkaaga soo sheegi doonaa.