MW Muse Bixi oo xalay socdaal qarsoodi ah ku tagay magaalada Burco

Reading Time: < 1 minute

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa la sheegayaa in uu xalay socdaal qarsoodi ah ku tagay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Safar madaxweeynaha ayaa lala xiriiriyay  dagaal deegaankaas ku dhexmaray labo beeleed oo duleedka Burco wadadega.

Dowlada Somaliland ma shaacin  ujeedada Safarka Madxaweyne Muuse Biixi, xukuumada Somaliland-na kamay hadal ujeedada rasmiga safarkaasi qarsoodiga ah.

No description available.