
Waxaa goor draw ka degay garoonka diyaaradaha magaalad Kismaanyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaan a isagoo kadib markii uu fashilmay shirkii wada-tashiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ee ka socday Garoowe.
Madaxda kale ee ka qaybgalaysa kulanka ayaa iyagana la filayaa in ay maanta iyo berto ku noqdaan degaanada ay ka yimaadeen.
Sida MOL idin soo tabisay, waxaa habeenkii xalay la isku afagarn wayay warmurtiyeed laga soo saari lahaa fashilka si gun rajo been ah loo galiyo shacabka Soomaaloyeed.