Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayuu si rasmi ah ugu magacaabay gudiga xallinta khilaafkaadka iyo ansixinta barlamaanka cusub ee Puntland.
Wareegtadaan oo Sumadeedu ahayd xeer Madaxweyne LR 192 December 03 2018 ayaa madaxweynuhu ku magacaabay gudigaan oo ka kooban 8 xubnood ayna kujiraan gudoomiye iyo xoghayn, waxaana kamid ah agaasime xukuumadda katirsan.
Halkaan ka daawo Magacaabista Gudiga:
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=B1QsDXgDs-o[/embedyt]