MW Gaas oo dhagax dhigay wado cusub iyo guriyo lagu caawiye dadka reer Dhahar

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha dowladda Gobleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo maalhan ku sugnaa deeganada Dhahran ayaa maanta magaalada Dhahar ee Gobaalka Haylaan ka dhex-dhigay waddo laami ah oo uu dhexaysa Dhahar iyo Sheerbi.

Sido kale madaxweyne Cabdiweli ayaa Dhahar kadhex-dhigay Dhahar 100 guuri oo lagu talaagalay dadkii abaartu xoolaha ka dhamaysa iyo sidoo kale dad kasoo barakacay dagaalada weli ka soconaya gudaha Ethiopia ee u dhaxeeya Qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee kuwada dhaqan dalkaasi Ethiopia. Wasiirka arimaha guddaha Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Tima cade ayaa sheegay in ay wax badan kaqabaan doonaan dhismayaasha guuryahan.

Halkaan ka daawo safarka Madaxweyne Gaas:

https://wp.me/p9V7fK-1wz

https://wp.me/p9V7fK-1wz

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!