MW. Farmajo shalay waxaad tiri cod halagu kala baxo! Taladaada qaado (Video)

Reading Time: < 1 minute

MW. Farmaajo oo wareysi siiyay mid ka mid ah saxaafadda Muqdisha ka howl gasha isagoo laga wareystay mooshin laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Madaxweyne Xasan Sheekh aya qabtay shir jaraa’id soona dhaweeyay go’aanka Baarlabaanka iyo mooshinka laga keenay.

Farmaajo oo ka jawaabayay su’aal laga weydiiyay mooshinka ayaa si caro ka muuqata u sheegay in sharciga iyo cod lagu kala baxo isagoo weliba sheegay in xildhibaanada mioshinka keenay ay yihiin waddaniyiin gudanaaya shaqadooda dastuuriga ah.

Haddaba maxaa hadda aay jaga duwan tahay mooshinka laga keenay MW. Farmaajo oo weliba lagu soo eedeyay danbiyo culus oo ay ka mid yihiin qiyaano qaran iyo ku tumasho awoodda xafiiskiisa.

Xusuusnow Madaxweynihii kaa horreeyay kuma duulin xildhibaanadii mooshinka k keeenay xabsi gurina magelun Guddoomihii Baarlabaanka.

Hoos ka daawo wareysigii Farmaajo

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!