MW Farmaajo oo maanta lagu wado in uu u sii gudbo dalka Eritereeya

Reading Time: < 1 minute

MW Farmaajo ayaa saakay marka uu ka soo dago garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta Airport ee magaalada Neyroobi  waxa uu si toos ah ugu sii gudbi doonaa dalka Eritareeya. Safarkaan oo aan horay loo shaacin ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Siyaasiga Faarax Macalin. Waxaaa wax lala yaabo ah in iyada oo dalka ay ka jirto dhibaatooyin siyaasadeed iyo mid amniba, isla markaana madaxda dowlad Goboleedyada oo ka sheeganaya hogaanka dowlada ay ku shirayaan magaalada Kismaanyo in uu safar u aado dalka Eritereeya. 

Wixii soo   kordho dib ayaan idinkaaga soo sheegi doonaa