Madaxweyne Farmaajo oo waqtigiisa maalmo un u harsan yihiin ayaa dalka qalqal siyaasadeed & mid amni u galinaayo danihiisa shaqsiyaga , horay ayeey aheyd markii Raisal Wasaare Hassan ALi Khaire xilka looga tuuray maxaa musharax unoqotay , asagoo horay daacad ugu ahaa Farmajo balse sababsaday hamigiisa siyaasadeed.
Maanta xaaladaan jahwareerka waxaa usabab ah Madaxweyne Farmaajo oo ku andacoonayo G/Gedo beesheeda dagan dhamaan kuraasta kasoo baxeeysana aniga qoondeenayo .
Maamulka Jubaland ayaa iyana taagan Kuraasta xildhibaanada Gedo taalo waxaa lo maamulaya si cadaalad ah muwaadiniinta reer gedo udhaxeeysa macquul ma ahan in koox gaar ah loo qabto.
Haddaba Iswaalka & xaalad abuurka Madaxweyne Farmaajo waxaa laga dhadhansanayaa in uu yahay shaqsi damaciisa ka tan badiyay .
Hadal caan baxay ee laga haayo Madaxweyne Farmaajo ayaa ah Xudunteeda ku duugan xamar , & maxaa iga gidhiish ah hadii xamar burburto , muwaadin adiga lee is qabadsii