MW Deni oo xilka ka qaaday Agaasimihii Ciidanka PMPF

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka ka qaaday ku sameeyay Agaasimihii Ciidanka Badda Puntland ee PMPF Cabdiraxmaan Xaaji Xasan.

Dekareeto laga soo saaray xafiiska Madaxweynaha ayaa waxa lagu magacaabay agaasime cusub. Agaasimaha cusub ee PMPF u magacaabay Cabdirabbi Cismaan Maxamed. Dikreetada xilka qaadista iyo magacaabista ayaa laga qariyay warbaahinta.