MW Deni oo magacaabay Guddoomiyah gobolka Taleex

Reading Time: < 1 minute

Sids wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Dani lagu sheegay ayaa guddomiye cusub loogu magacaabay Degmada Taleex,isaga oo xeer madaxweyne ku soo saaray.

Madaxweynaha ayaa mIimaan Cali Shire si ku meel gaar ah loogu magacaabay Guddoomiyaha Degmada Taleex.