MW Deni oo damacsan in uu isbadal ku sameeyo ciidanka ilaalada Madaxtooyada

Reading Time: < 1 minute

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo maalmahan  danbe isbadal ka dhex waday diowladiisa ayaa lagu wadaa in uu maanta oo Sabti ahTaliye cusub u magacaabay Ciidanka Madaxtooyada Puntland.

Taliyihii hore ee Ciidanka Madaxtooyada G/sare Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaa dhowaan loo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari inktasoo uusan weli xilka la wareegin.

Sidoo kale Taliyihii Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa isna loo soo beddelay Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal. Saciid Deni oo isku diyaarinayo in uu ka qaybgalo dorashada madaxweynaha ayaa doonayo inuu hogaanka Puntland uu gacanta u galiyo dad uu ku kalsoon yahay.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!