MW Cabdiwali Gaas oo magacaabay Taliye Cusub

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxa uu magacaabay Taliye cusub kaas oo loo xilsaaray amniga Puntland xiliga doorashada. Madaxweynaha ayaa magacaabay Taliye  Cabdirisaaq Diiriye Faarax oo ah taliyaha ciidamada Badda Puntland.

Halkan ka aqriso Wareegtada  Madaxwaynuhu Gaas ku magacaabay Taliyah cusub.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!