MW Axmed Madoobe ayaa maanta qudbad qiiro leh ka jeediyay furitaanka shirka Kismaanyo

Reading Time: < 1 minute

MW Axmed Madoobe ayaa maanta qudbad qiiro leh ka jeediyay furitaanka shirka uga socda dowlad goboleedyadda magaalada Kismaanyo. MW Axmed Madoobe ayaa sheegay in dalku ku socdo burbur isla markaana hogaanka dalka ay lumieen kalsoonidii shacabka iyo tii dowlad Goboleedyadda. Waxa uu yiri “koox yar oo albaab isku soo xirtay dalka ma hogaamin karto, dalka waa lawada leeyahay waxaana uu u baahan yahay in lagu hogaamiyo  wado wadatashi iyo is ixtiram”