Muxuu yahay Ajandaha kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Reading Time: < 1 minute

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaalia ayaa Maanta oo isniin ah waxa ay kulankooda caadiga ah kuyeelanyaan Xanrunta ay kushiraan ee Villa Hargeysa ee kutaala Magaalada Muqdisho.

Kulanka manta ayaa waxaa looga hadlayaa oo diirada ay saarayaan Goluhu Akhrinta 3aad ee ku- noqoshada Miisaaniyadda sanadkan sii dhamaanaya eee 2019.

Xiidhibaanada ayaa Xalay waxaa lagu wargeliyay oo loo diray fariin ah in uu jiro kulanka Golaha Shacabka Kulanka ayaa saacadaha soo socda ka furmi doona Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa inuu Shir Guddoomiyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!