Reading Time: < 1 minute
Tirinta maalmaha uga harsan xafiiska Madaxweynaha Maxamed Farmaajo.
MUDADA KA HARSAN XILKA XAFIISKA MADAXWEYNE FARMAAJO
307 days
00 hours
51 minutes
30 seconds

Madaxii sheybaarka iyo machadka caafimaadka ee wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Qaasim Jimcaale ayaa iska casilay xilkii uu hayay.

Baraha bulshada ayaa la isla dhex marayaa is casilaadiisa oo timid markii wasiirka caafimaadka marwa Fowsiyo ay sheegtay in dalka laga helay kiiskii labaad ee cudurka Covid19.

Qaasim Jimcaale ayaa shaki ka muujiyay in ujeedka Dowladda Federaalka ah ay rabto in cudur aanan weli Somalia laga helin ay sheegato dad aanan cudurka qabina la karaantiilo.

Sida ay sheegeen saaxiibada Qaasim, waxaa uu ka biyo diiday in aan cudur aanan laga helin Dalka ay dowladda sheegato si ay macaash lacageed u hesho ayuu yiri.

Waxaa maalmihii danbe leysla dhex marayay waxa ka run ah shaqsiga ugu horreeyay ee ay sheegtay Wasiirka Caafimaadka in laga helay caabuqa coronavirus in uu yahay mid run ah iyo in la been abuuray

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here