Muxuu Amardambe lahortegi doonaa Golaha Shacabka Maanta?

Reading Time: < 1 minute

Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Golaha Shacabka Soomaalia uu hortago Wasiirka Wasaarada Galshaandhiga Xukuumada Federaalka Soomaalia Xasan Maxamed Ali Amardambe.

Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka Soomaalia ayaa waxa ay dalbadeen in uu Wasiirka Gaashaandhiga uu Golaha horyimaado si wax looga weydiiyo Dagaalka Al-Shabaab iyo xoraynta Deeganada Al-Shaab Gacanta ku hayaan iyo Qorshaha uga aadan Wasiirka Xoraynta Deegaanadaa.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaalia aya awaxa ay wadeen mlmihii dambe laxisaabtanka Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaalia Shalay ayaa u dambaysan waxaa Golha hortegay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaalia.