Muxu Kheyre dusha u saartay dhibkii dalka ka dhacay, cafisna u wediistay! Una difaacay Farmaajo

MUDADA U HARSAN XILKA MADAXWEYNE FARMAAJO
6 9 days
0 0 hours
4 2 minutes
5 9 seconds
Reading Time: < 1 minute

Labadii habeen ee la soo dhaafay Xasan Cali Kheyre waxa uu cafis weydiisanay qaar kamida mucaaraka iyo musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha.

Kheyre ayaa intii uu cafiska weydiisanayay waxa uusan marnaba soo hadal qaadin Madaxweyne Farmaajo iyo hogaankiisa.

Arintaan ayaana dhalisay dareen cusub oo ka soo cusboonaaday shakiga laga qabo in Farmaajo, Fahad iyo Kheyre uu wali ka dhaxeeyo xiriir hoose oo lagu qaldayo musharaxiinta uu ku biest.

Xasan Kheyre oo ah shaqsi lagu yaqaan beenta, ijaafadda iyo balan ka baxyada ayaa u muuqaday in uu  ku guulaystay in dhex boodo mucaaradka, kaararna uu ka gudbo. Waxaan shaki ku jirin in kheyre uu meel cidla ah uga tagi doono musharaxiinta iyaga oo jooga meel ayan ka soo noqon karin.

Doorasho